46 Comments

  • @m.tahlil8315

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Thanks

  • @user-go6xz2up7v

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Waad mahad San tahay macalin

  • @user-ut2qe6vw6i

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Inte Kala so xariira waxa Donaya mentor Ina ii noqoto

  • @Muxaadiro1

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    War hargeysa xage ka jogta lpx😒

  • @NasiirMahamud

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Bro waha Sodhigta sida lacagta lolabaho ok

  • @user-xg5rj2cf4t

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Mahadsanid

  • @apthishakurmahat1226

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Thanks macalin

  • @mustafilkacase8186

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Ustaaf forex xqaran miyaa hadii ay jawbtu mays tahy sidee bey xalaal u tahy

  • @Awooweqizo

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Inan imika biLaan doonaya wll ma iga caawin kartaa😊

  • @user-lw2nq1gm5h

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    yaa isla challenge kareena sandkan forex

  • @abdikarimyusuf2453

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Runtii waa arin aad ufiican sida fcnayd noo fahamsiisayna wad ku mhdsnthy

  • @user-rs7kv6lj1y

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    SIdee lacag loo dhigtaazhp iyo sida loogala baxo

  • @mohamedameen2063

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Sxb mentore ayaan ubaaHanahy Fadlan iLa soo xiir JanagaLe ❀

  • @itshim7600

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    one year baan demo isticmalaya karama ma too much baa

  • @farrrrrrrro

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Muscab Zhp Haday macquul tahay ma heli karaa meel aan kala soo xidhiidho MAHADSNID

  • @Abdirahman31

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Sxb wan ku salamey waxan daawadey muqaalkada Forex waan ku cusbahay Youtube ka dhageystey Casharo yar Aan badnen waxan Ahay qof aan idea badan ka heesan forex Any advice isin lehed meesha ka bilaabi lahaa Hadan dadaalo barashada forex meeqo igu qaadan karta inan noqdo profitable trader taas waa mid

    Mida Kle waxan arky meel reply ka bixisey oo ku shegtey strategy Sida ICT strategy yadas ina kuli wada barto maa laiga baahanyahay mise hal xbo wey igu filanthy.

    Isoo jawaab plz. Mahadsanid.

  • @bold_didat

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Push it to the limit sir

  • @abdinorabdisalam6561

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Xagee lagaa helaaa

  • @NiciimaYusuf-lv4qu

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Wallo mel Wtsap o laga la so xidhiidh ma ledahay pls

  • @mohamudabdijabar2965

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Ustaad aad baad uu mahadsanthy ilahaya abaalkaga janno haka dhigo β€πŸŽ‰β€

  • @Teetanopro20

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Macalin qeyr allaha ku siiyo waan ka sugeyna Basicga

  • @baahiyetech1558

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Walalayaal yaan lagu bilabin ganacsigada business yada flopka ah sida forex because waqtidheerbey kugu qada

    Tasoo kuu keeni karta inaa nacdid shaqada mida labada

    Haku bilabin sida maqayada iyo wixii lamida mahadsanidiin πŸŽ‰

  • @XuseenShekhcumar-vy6g

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Wallal muqaalka xiga inshallaha wan sugayna

  • @user-gq2de2yr7o

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    ❀❀❀❀❀

  • @abdirihinhassan9287

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Mcalin video beginner nosoo samee, wxn ku wareere

  • @sidiiqbashiir3543

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    ustaad saacadaha silver bulletka somalia time iisheeg

  • @XuseenShekhcumar-vy6g

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    ASC WALAAL muscab saxiip

  • @daauudabdillahi464

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Ustaad xage lagaala soo xidhiidhi karaa

  • @ilaarag871

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    My dream allow ii rumey

  • @zayidalli9736

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Thanks ustaad from muqdisho waa kulla soconaa keep up

  • @NOf_x_x

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Is fx trade haram??

  • @ilishachannel354

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Wllo inaan barto forex ayn rabaa qof iga caawiya

  • @nuunmohamoud528

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Asc wll talow miyad leedahay meel aad ku dhigto ama ofline ah

  • @salehmursalahmed

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Lakiin maleedahy adiga xarun ah dadka in wax lagu baro aniga ahaan hada waxaan ku jiraa 6 months moalimou fx ayaana inbadan ku xidhnaa waxna waan ka faaidey still in intaa ka badan ayaan jecelahy inaan wax ka ogaado still inaan ku deg dego ma dooneyo ila barashadiisa meel gaadhsiiyo hadii ay jirto barasho ah inaad xarun leedahy iisoo sheeg sxb

  • @zaloking3322

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    ugaaas wankaga mahad celinaaya muqaalkan waxtarka leh

  • @fuaadkhalif4959

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    M.A sxb

  • @Osmauk

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Muuqaal dhab ahaantii wax tar leh, ixtiraam badana mudan.
    Ku Mahadsanid ustad❀

  • @xamdaqueen7447

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Alle hakubarakeeyo wllo

  • @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Ustaad waad mahaday waxaa laga yaaba dad badan oo forex baray inay ku adkaato inay trade kaqaataan waa wada ugu fudud dad lagu dhisi karo qaabka p4p wax uwado taasoo ag qofkii marka wax labaro in live trading la la sameeyo hanaga daalin ustaad waligaa live trading

  • @EARN-750-DAILY_JOB_FOR_U

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    "No masterpiece was ever created by a lazy artist." –Motivation

  • @Galool._media.

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Sxb waxan raba inan barto forex inte sano ayey igu qadane inan barto
    Ama inte bilood

  • @dirbicar8667

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Ustaad waxa rawaa inaa wax iga noga sheegto FTMO o eh account la iibsado sida 50k iyo waxii la mid eh sidee u iibsanaa account bal hadaad I fahanty video noga diyaari

  • @user-wy4bh2nc2c

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Thanks Ustaad, muuqaalkaan kooban qiimihiisa waxaa dareemi kara qof suuqaan iyo barashadiisa waqti iyo dhaqaale badan uu ka galay

  • @balqiisahmed3001

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Asalamu calekum walal inaa bilowno Ayaan u baahanahy si aad ah lkn xalaal iyo xaaraam miyu kala leeyahay😒

  • @Furahanolosha289

    February 18, 2024 - 11:38 pm

    Wll wllhi aniga aya ubahan brokerka ugu fiican iisheeg account laga furan karo io qiimo macquula WhatsApp kaaga please ila wadag si aan kuso qabto

Comments are closed.