46 Comments

  • @xasanbariis6447

    May 6, 2024 - 8:41 am

    mahadsanid ustaad

  • @shaandishmohamed6283

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Excellent teacher

  • @Abdikhadaraden

    May 6, 2024 - 8:41 am

    M.A WLL wad mahadsan tahay mar wlbo

  • @abdirisakmahad4411

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Thanks pro

  • @ShuiapAhmed

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Thank you bro ❤

  • @mohaninho

    May 6, 2024 - 8:41 am

    forex barashadeda baad i jecleysiisay thnks more and more ustdi

  • @sayidsaddam687

    May 6, 2024 - 8:41 am

    masha allah ustaad mahad sanid

  • @cabdiqani4712

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Ilahay haku abaal mariyo hagar la aan wax nogu sharxeysaa jazaka laah macalin☝️🙏

  • @fifamoble-vk9pe

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Sidii ugu fiicnayd baa usharaxday macalin waan la dhacay qaabka aad wax ubarayso xataa qof aan waxba fahansanayn ba fahmaya basic aad nasiisay 🙏

  • @fifamoble-vk9pe

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mahadsanid ustaad

  • @gacmadhere2711

    May 6, 2024 - 8:41 am

    waxa aan arkey youtuber tiro badan oo ka sheekeynaayo forex ilaa hada ma arag macalin basic ilaa hight level,
    insha allah waxa aan rajeynayaa in aad soo diraariyo cashiro A to Z ah adiga oo cashir real sharaxayo

  • @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Ustaad midnight ma waxaa laga wadaa open price miyaa kanalka 8:00 subaxnimo firma oo.hadii hoos loo jabiyo aan buy garayno hadii kor loo jabiyana aan sell garayno inagoo la eegan hayna meel discount or premium

  • @siidcumar5437

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mahadsanid macalin alle hakusharfo

  • @Muxaadiro1

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Sxb meel aan kala soo xidhidho raba😊

  • @BaristeMuxiyediin

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Asc macalin halkee aan kaala soo xidhiidhaa

  • @BOQOLSOON-2

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Waad mahadsantahay wax kabadan oo dhaho magaranyo ustaad janada allaha kugu abaal mariyo,

  • @sahankachannel8469

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mobile maku isticmaali kara hadee haa jwbtada noo soosamey ustaadi sida loogo istcmaalo mobilka

  • @user-qe9jq4tm5f

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Haa wll sidee kubilabikaraa

  • @awaaleali1363

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mhdsanid

  • @DG-eg4qi

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Ustaad ardaydi M3ntorshipka aynAhy welina Casharadi may Bilabmin Se wax u jiraan

  • @mahadgmg1415

    May 6, 2024 - 8:41 am

    9 days iyo 6.7k ma uqalmo video gan aniga wax badan ayaa ka faaiday thanks

  • @user-lw2nq1gm5h

    May 6, 2024 - 8:41 am

    insha allah waxaan rajena inaa ka dhabeeyo

  • @dr.duulane1082

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Amazing explaination❤

  • @cashacger9752

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Wllo hderban sogalaye si deen uu isticmala🙏

  • @hassanarab7873

    May 6, 2024 - 8:41 am

    mahadsanid ustaad. fadlan kasoo hadal lot sizeka dahabka,usoil & Nasdaq iyo BTC.

  • @AbdishakurMohamed-ky4xo

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Anigu walal waxaan fahmi wayay Brokerku waxaanoo lacagaa ee uu ku siinayo naxay ahyd se naxaa danee ugu jirta isaga?

  • @majidRashid385

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Qofkii doonaya inuu suuqa barto please ha isku baran Ict strategy waa iga tali🚨🚨

  • @AhmedRijal

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Thanks Mclin billion times.
    U deserved high reward really.

  • @AbdishakurMohamed-ky4xo

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mazha Allah walh waa qofkii koobaad een u bogay sharxaadisa waayo sida aan u fahmay uma fahmin qaar badan Maantana isagunbaa dhagaysanayaa ilaa imika.❤❤

    Waanu kugu soo xidhmaynaa walal ee wax badan naga sii bar suuqa forex insha allah❤

  • @ibrahimhassan4801

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Wan kaga mahad ceelinayaa sidaa hagar la'aanta ah ee aad nogu sheraxdaay. Guulban ku rajaynaaya sxb. 👍

  • @user-nl5eb9zs4b

    May 6, 2024 - 8:41 am

    thanks

  • @abdifatah5460

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Yaa isla barana asxabey

  • @user-os9bd6vx9t

    May 6, 2024 - 8:41 am

    mahadsanid ustaadi👍

  • @mohamedshilabo8834

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Macalin arday cusub ayaan ahay wx badan ayaan faaiday intii yarayd lkn codsi shaashada clear mahan wxba lagama arko plz noona soobadi casharada adoo mahadsan suaalo badan ayaa maskaxdayda kadhex guuxaya .

  • @user-tt8lg7jj8g

    May 6, 2024 - 8:41 am

    M.sh pro 😊

  • @qoslayefarhan5822

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mahadsanid ustad cilmiga aad inoo faa'idaysay
    Ilaah hakaa abaal mariyo

    Waxaan kaala socdaa Muqdisho

  • @fuaadkhalif4959

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Legend ⭐

  • @ilishachannel354

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Wllo xagee kala so xidhiidha

  • @halimahusseinmuse-le3fo

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Sxb real account marka lasameysanayo Dhalsho mo ongoloyan

  • @suhaybaadan1920

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Mahadsanid wll Fadalan iga caawi systemkaagu inuu profitiple yahay qaabka Loo xisaabiyo

  • @ismacilboss

    May 6, 2024 - 8:41 am

    M.a teacher thank you so much 🎉❤
    I will be treder i.n in the year 😊

  • @user-qw3iv3fw1n

    May 6, 2024 - 8:41 am

    mahadsanid ustaad.❤

  • @beezaanicade5675

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Wax Badan Iikala Bixisay Alle Haku Sharfo waLaaL.Adduun iyo Aakhiraba Guulyso

  • @aweysnishow143

    May 6, 2024 - 8:41 am

    M.a sida aad somalida aad ulashaqeysey ALLAHA hakaa abal mariyo maalin malintan aan ahey maxadsinid

  • @mohamedbashir1274

    May 6, 2024 - 8:41 am

    London time goormo furma iyo new York

  • @mohamedbashir1274

    May 6, 2024 - 8:41 am

    Zxp suaal

Comments are closed.