27 Comments

  • @hosowpro

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Waakan Link-ga Qofkii Rabo Inuu Noqdo INVESTOR shorturl.at/bFQX4
    Waakan Instagram-kiisa Qofkii Rabo Xiriir Toos ah https://www.instagram.com/darwiishahmed/

  • @yusufhersi1

    February 1, 2024 - 10:20 am

    waxba ma oga ninkaani xaqiiqdii keliya dareemaha dadka ayuu dawakhiyaa si uu umada lacagteeda uga macaasho

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Ninkaan suuqa wuu kabaxay waayo wuu fashilmay retial trader ayuu ahaa

  • @zakariahassan123

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Hadhow ban idin tusayaa….isooxasuusiya….. waqti inaan uhayaa fcneeyd 😂😂😂 legend

  • @maxamedbashir8834

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Ninkaan halkee kudanbeyay ahmed darwish ah runti ustaadkaas waala waayay

  • @abdirahmanmohamed6254

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Ninkaan xagee kudambeeyay horta asxaabay

  • @mawliidfarah9294

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Ninka si xaguu ku danbeye iyo darwish capital

  • @nuradinmohmeddd

    February 1, 2024 - 10:20 am

    hada kumee hee😂😂😂

  • @naabiiladde9126

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Xgee ku dambeesay hda😂😂😂😂👉💶

  • @mustaphabdullahimohamed158

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Dr cabbas iga badan

  • @abubokorbile9818

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Beenaale af-miishaar ah

  • @shakuuuradenxuseeen3361

    February 1, 2024 - 10:20 am

    We need momslimou

  • @qiwj782

    February 1, 2024 - 10:20 am

    What is why 😭 English left the chat 😁

  • @mohamedraabi2122

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Waa tuug kani

  • @asiliborle6342

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Waa sax Hinda waa dadka aduunka ugu xuna weena gumestaa xitaa dadka

  • @lebansaid6059

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Waxan ku jira Forex 6 years . TALADA AN IDIN SINAYO CIDNA YEYSAN KAGA SHEKEYN $500 ACCOUNT KU FURO DEMO IYO REAL KU PRACTICE GAREE DEMO 6 MONTHS MARKAD FAHANTO KA DIB START LESS THAN 4 CENTS PER CHART. THATS ALL U NEED

  • @anezlyrics7154

    February 1, 2024 - 10:20 am

    2023 qof somali miyaa jiro lacag looga qaadaayo videos iyo concepts lasoo guuriyey oon xitaa aqoon loo lahayn laguna leeyhy forex ban ku bareynaa 🤣

    Fadlan iska ilaali tugadan lacagtaada afsomali yaan gacantada looga bixin hadise laga qaato dib ha u raacan adaa Iska gubaye

    Midda kle forex mahan books iyo theories la xifdinaayo waa xirfad fahan ubaahan hadii aadan adigu kor ka fahmi karin wll yaan been maskaxda lagada warerin ee kistada heyso🤝

  • @MohamedAdde2020

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Umalaynmayo in ano wood uleh inaan suuqa lacag ka sameyo inaan dad maalgashi waydiin lahaa!

  • @ala.m6696

    February 1, 2024 - 10:20 am

    People never show you their bank account balance all they told you is ie I'm the manager I'm the Co founder they talk absolutely garbage

  • @Derie10

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Alla maxaa tuugo no heshiisay walee la ima gaado 😂

  • @dhimbildragon1736

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Moalimuu muhiim ah sxb ee noosoo dhig

  • @homesports8346

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Forex qof kacag kasameye malahan waa been usheeg naftada waye forex 2 arin aad ugu daran adanaha ayuu leyahy mid waa jeeb kaga ayuu luminaa midna waa cafimaad kaga

  • @mahedismailhassan9724

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Waat qoladii qakaarka iskaga yaaca waa qoladii ribald kuwuu sheegayaa waa culijada ee leeyahay talo haka qaadajina

  • @Siciidbashaash

    February 1, 2024 - 10:20 am

    macaan gooyaha aan xasuusanoKU SALI XABIIBKEENA SCW❤

  • @Somali12222

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Forex isn’t a fundamental or technical analysis wlhi wlhi waligaaba chart xariiq demand iyo supply dhigo forex ayaa ah mindset iyo sidaa lacagtada suuqa ugu ilaashan laheyd afar sano ka hor waxaan xasuustaa waxaan lacag sameyaba emotional igu furnaa get rich quick bishaan aroos gal wtf 😂😂😂😂 qofkaaso kale mouse trap oo ku dhacaa daily stop-loss ku dar 20 pip sii soco chart indhaha ku haay even 1 min candle stick geey sidii inaad indhaha ku celin karto waxaa iigu darneyd Sirta suuqa hala raadiyo wtf sirta dhanba waxey ahyd how to control ur emotions

  • @bashirabdirahman5161

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Dadka mentors sheegta ee Forex trading ku jira habka ay lacagta ku sameeyan wa iney kaa iibiyan adeegyo. Tusaale signals, courses, online classes
    Iyo seminars lacag laga qado mida ugu badan waa iney ku dhahan na maalgasho ama lacagtada aan kugu shaqeeyo. Ninkan Darwiish wu so sameyey adeegsadas oo dhan dadkana lacag badan ayuu kaga arrursadey wuna lu'goyey. Hadii uu forex $10,000 uu kasameeyo bishii wa siduu isagu sheegan jiree muxuu dadka uga iibinaya kolba fikir uu ku dhaco bal fikira dadow idinku. yanu idin dhicin ninkani wa SCAMMER.

  • @mohamudfarah8784

    February 1, 2024 - 10:20 am

    Waligay nin ka faan badan ma arkin , Any way Guulayso , Moalimo soo qabo sxb mhdsnd

Comments are closed.