Sidee tellphone looga isticmaali karaa Forex (af soomali)

Waxaa jira group telegram ah oo aan ugu talagalay ardayda , hadad rabto inad kuso biirto halkaan riix …

🔥1

34 Comments

  • @HusseinJama

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Ogaysiis Ogaysiis : Attention , Attention

    Free course Ayaan sameeyay halkaan ka daawada

    Qaybta 1aad 👉 https://www.youtube.com/playlist?list=PLA-pGut2hnuETQmRKde35YEE97EMy0QuH

    Qaybta 2aad 👉https://www.youtube.com/playlist?list=PLA-pGut2hnuF8HnehG2mIcREAnvuwt7k7 iyo wali qaybta 3aad

    Qaybta 3aad 👉 https://www.youtube.com/playlist?list=PLA-pGut2hnuE0SzRJdFwAR_8DA1tiG6Aw

    Kusoo ardaydayda aan qaabka free ga aan ku train gareeyo adigoo kusoo Beira ya telegram kayga https://t.me/Husseinjama

    Hadad rabto inaad si Qaasa iilasoo xariirto Snapchat igalaso xariir https://www.snapchat.com/add/fahdijama

    Hussein Jama

  • @user-rp8ln3lq2i

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Please video labad noso same

  • @muhannatfaysal1963

    February 5, 2024 - 7:37 am

    15cisho kaliya kaga saneyey $900

  • @XaawoIsack

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Lacagta ugu yar la gashto meeqa waye

  • @user-bv8gq5hp1f

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Dagaal shanshiyeed Ayaad ku wadaa eek adaa smxw Saciid Dani. Sidada kale. Waaok

  • @user-zq6en5fm2f

    February 5, 2024 - 7:37 am

    xgee lcgtu kgu soo dhacysa wll

  • @scorpionking188

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Thanks ustaad

  • @user-np8zq3gq8g

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Sideel lacagta loola baxaa mt4

  • @user-ct6kf2vh9s

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Sidee macalin lacagta loogala bixi karas

  • @user-yn2fl9ij8h

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Xage karelia kara wll apka

  • @zamateradein-ov8xo

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Waad mahadsanthy macalimow😊😊😊 thanks teacher

  • @cadnaanceenkey6300

    February 5, 2024 - 7:37 am

    7

  • @rahanaalpi3364

    February 5, 2024 - 7:37 am

    😮

  • @exhogaamiyemattaan4768

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Wlhi casharkan waan fahmey horey usoco zxb casharada noo soo badi

  • @mohamudabdiaziiz7833

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Bro waxan rabay signals course aad ban u mashqulsanahay ma hayo wakhti Marka iga caawi si an ku helo signals fcn

  • @salmanmohamett4639

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Thank you runtii aad ayaankaga faaidaysty❤❤

  • @traderhassan5304

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Aaway Cashiradii Forex ka ahaay miyaa iska joojisay Bixinta Casharadas Forex mxa kugu dhacay?

  • @nimcodahir349

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Asc wallo ani Somali kaliya ayan aqana e ma istic mali kara iso sheg ado mahad san

  • @saynabdaye7382

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Aad aabu mahadsantahay stock trade baa sameyaa forex waan isku daya insha allah thanks

  • @user-fx6is3rs2b

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Shumaca mid cad iyo mid eber ujeeda screenka waa black computerka kufiican in laga sharaxo ama screenka white kadhig colour ka lama arko, red line sameesey stop iyo take red ahaan ujeedna otherwise lama arko

  • @user-fx6is3rs2b

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Please walal marka wax duubeeso wax cunida ama cabida ka ilaali, sababto ah waxani waa keyd adiga mahadsan dhagestana kuma fiicno qofka marku wax dubaya maqal aad u xunweeyan thanks

  • @user-fx6is3rs2b

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Aniga kali miyaa red line ma arko not kuwa uu isaga meesha mesha dhan waa black and white shumac

  • @user-fx6is3rs2b

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Please dadka cusub sida u furanlahayeen iyo step by step please noosharax dad cusub ayaa jiro aniga kkw ka ahay

  • @aqoonkaabemediaproductin3027

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Zxp waxan donayaa Andorodka o fahfahsan

  • @afnaan-qaali

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Wll adigo mahdsan samsanka markale manoga sharxi karta adigo mhdsn sababto ah isku mid maha

  • @axmedsahal8469

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Asc markaa mxaa shuruda oo aan lcagta aanshaqyso kalasobaxo
    Mawaxkale ooshuruudaa jira

  • @mohamedmohamud8958

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Wad mahadsantahay bro shukran

  • @mdirie1874

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Forex trading waxuu u baahan yahay qof yaqaan luuqada english waliba beer jamacadeed bugaag badan akhristay ganacsiga sarifka lacagaha aduunka ugu yaraan 5 sano barta markaa kadib account furta ..haddi kale nolol maalmeedkiina haku gubina fadlan. Waa iga talo.

  • @cazaammaxamed7272

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Afsomali maad kuhadashid

  • @HassanAli-ud9yg

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Mahadsanid walal waxa tahay macalin wacan sidaa wax inoogu sharaxday

  • @cabdiqaadir8003

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Intee lagaga soo xariira💯🔥

  • @nimanhpabdi7094

    February 5, 2024 - 7:37 am

    thank you sxb sifican ayaa u fahmay guul waliba oo aan garno adiga ayaa masuul ka ah

  • @mrhoryaal

    February 5, 2024 - 7:37 am

    Sorry Wan Cusbanahay laakin Macalin Aniga Setting ka markan tago Ma helayo Meel aan Acount Ka samaysto wax miya iska badalay thnks Jawabtada muhim ayay iitahay

  • @a.a.balaadeen7775

    February 5, 2024 - 7:37 am

    waxqabad ficn sxb keep it m…

Comments are closed.