38 Comments

  • @lazco__1943

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    After 3 years I was watch this video

  • @Alfurqaantvcom

    February 19, 2024 - 4:02 pm
  • @Sergio-ramos44

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Waa saxan thy wey jirtaa inay ribo ku soo raacdo lkn wxaa jiro hab la Iskaga ilaaliyo

  • @akaadirmohed8310

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Inta badan culimada somalidu maaha digital laakiin waxa si fiican uga hadlay dr zakir naik mida kale waxaan hubaa inaanad waaqi ahayn oo aanad xog badan ka haynin forex ku siduu u shaqeeyo kaliya ayaad dad uun ka maqashay waxaad soo gudbisay

  • @zalmanawilzalepan5433

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Maanta oo ay tahay 18 / 11/23 waxa bilaabayey forex halkana waxa u soo doontay mclumd iga mqn inaa raadiyo waana u soo noqon doona vedio mar kale i.a😊

  • @ilyaasshrfw4427

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    SXB MUUQAALKA WAA OK LKN WAXAA KASOO HILMAANTAY TALO BIXINTA AMA INAD INOO SHEEGTO MEESHA UGU FIICAN LAGA BARAN KARO SIDA WEBSITE AMA MEEL KLE

  • @Haykalmedia7

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Maanta o ay tarikhdu tahay 13/10/2023 ban bilabaya waxan halkan u imid si aan maclumad iga qarsoon u helo maalin ban halkan kuso noqonaya insha Allah

  • @islaam252

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Wcs

  • @Abdirahman31

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    31/08/2023 (f).

  • @user-hi4xg1mj4z

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    after one year halii so qabto

  • @FarhanHassan-rv9gk

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Waa sax wll

  • @Teddy5694

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Are you serious right now πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸŽ‰

  • @apdizhakurcc

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    nio. video markaa soodubayso qofob kaliya kahadal. kadibna. dhamaysti meelagu raco magaranayno adoo. dhan waxbaa kaakhalday nio

  • @dadaalkaaga_ha_saluugin

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Uma qalantid inaad ka hadasho maxaa yeelay 0.1% xataa wadada saxda ah kama hadlin mana u dhawid
    Plz πŸ™ mowduucyo kale oo aad ka hadasho raadso

  • @adamgurey

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Forex aqoon uma lihid kamana aadan hadlin sida aya u shaqayso adiga ruixaaga waxaadan aqoon imaad views iyo lacag ka raadiso waa xaraamβœ…

  • @kaapefx2915

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Lacagta YouTube ka waa lamid sbbto ah bil walba ayaa lacag kusoo galaysa wax khasaara ahna ma jirto

  • @ibnuabdiqaadir8576

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Culimada soomaalidu badigood ma isticmaalaan Suuqaan sidaa darteed shayga qofka cilmiga uleh baa la waydiiyaa xaaram nimadiisa iyo xalaalnimadiisa

  • @axmeddhaaye1510

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Vaar vaar lacagta shinaha kkkk baa yen loo yaqaana an ku saxo macalin yen waa lacagta japan jpy baa ladhaha yen ok

  • @Summad

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Yaa daawanaya 2022

  • @abdinuur391

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Haaa sx

  • @Apdullahi

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    After 1 year I was watching this video

  • @azdafx

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Walahi forex xanun badan baaad marey sidad ugu guleysatid ani xita waan so maray lakin hada alhamdulilah

  • @nimcahappy2280

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Widay meye culmda ad lehed descriptionka yaan soo dhigayaa

  • @halbeegsostraders948

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Forex Sahal lacag loogama Sameeyo Wallee howl iyo Waqti badan ayuu kaaga bahanyahay. Igu so roor maahanπŸ€”πŸ˜πŸ™ƒπŸ‘‚πŸΎπŸ˜ŽπŸ˜Œ

  • @updirahmannbashir3194

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    video gaan wllhi ma fiirsanin only commentiga aqriyay dadka forex aqoonta u leh weykaso horjeedaan video gaan ano ka garanayo dadkaz commentigooda because forex wxa garan karo mise wx ka sheegi karo qof aqoonta suqaan leh cid waliba ila so xariirta ilehy dartiza isaga cawiyaa suqaan wxa ku qasaara mise caaya dadka orodka kuso galy oo rapa iney one day ku tajiran iyago rabin ineyba qasarin lkn orodu ugu baxaa qofkaz wa hubaal hdlkan macalinkeyga wu igu dhahy indhageygana wan ku arky

  • @user-ke4pv2mf6w

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Sh.Umul Allaha barakeeyee waxaan filaya inaanu si fiican u fahansanayn forex ka iyo wuxuu yahay hadii aad Khudbadiisa uukaga hadlayo forex ka aad daawatana waxyaabaha uu ku xaaraantinimeynayo waa wax laga helayo gabacsiyo kaloo xalaal ah oo badanπŸ’«

  • @xasana.qaadir2862

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Walaal Abdirahman Bitcoin iyo Suuqa AJcrypto Warbixin Kasoo Diyaari Ayadana. Mahadsanid.

  • @maxamedamiin6299

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  • @ahmedmohamedibraahim684

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Hhhhhh abti dadku hakaa shaqaystaane argagaxa kadaa anaga ka lacagysano ka tajirnay waliba mudo kooban arzaaada Illaahay Cid nogumo dhibin alx wlhi🀲🀲🀲

  • @xamsecabdicali5160

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    waaberi group chanel aan si baalinle ah uugu xidhanhay

  • @xamsecabdicali5160

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    wll waa noo muhiim shirkadani

  • @xamsecabdicali5160

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    waar waxad barmaamij ka samaysaa wwll forever living products

  • @runsheegmedia1434

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Forex waxaan ku jirah 4. Years waxaan ayada hayn kama shaqayo wan dhagaystay somaliya badan ka hadlaysah lkn Hal sir ma fahasana sababtanu wax kasto aduunka faa iida samayah waxay leyahiin sir u gaaraha waxana tusale kfc ama amazon waxayna biyan adeeg aan laada samayn karin qofkas marka qofkii sirtaa u bahan comments igu qor si free ah ban kugu sinayaha

  • @user-fi1mn3vd6x

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Thankis you my brother teacher

  • @mohamedabdilahifaarah3480

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Hadii aad dhigatid suuqa forex 100$ kadibna aad tarde gashid USD/EUR kana gadatid meesha uu marayo kadibna uu gaadho +100 heerka oo aad iska iibisid qiimuhuna yahay 0.1 waxaad faa iidi 100 hadii kelena raasul maalkii 00 ayuu noqon oo waxaad lamid tahay qof ganacsi ku qasaarya. Mahad sanid sxp

  • @suhaybnasirsuhaybnasir4580

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    iyo sida loo furto bank

  • @suhaybnasirsuhaybnasir4580

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    Waxada nabarata sida loo isticmalo zxb peles zxb forex

  • @khadarahmed7993

    February 19, 2024 - 4:02 pm

    wll sheekhan aad soo qaadaty
    aqoon umale suuqa forex
    forx maaha mee la maal gashado
    waxaad ka shaqaysan kartaa adigoon
    cidna maal gashan oo gurigaga joga
    waaxa sariflayaasha jooga suuqyada
    somalia iyo somaliland markaa yaan laga dhigin wax waynoo khatara waa wax fudud kaliya waa inaa baratid xirfadan anigaa kujiray mudo 2 sano ah lacag badana kasameeyay

Comments are closed.